The Story of the Hashish (Weed?)

October 24, 2011

This happens to a young man from Diaspora. The relocates to Hargeisa for work and with a very much limited Somaliland language but he is still trying to fit in and get used to the people, culture as well as the language. Mohamed, is such great man working and living in a house where he lives with some of his friends.

One day there was a knock on the door and he responded. It was early in the morning and he just woke up but when he  opened the door, there is this guy standing there with dirty clothes, dusty shoes, red eyes, big hair and looks rough. Mohamed was shocked at first but then decided to talk to him.

Mohamed: Yes

Man: Waar keen Xashiishkii

Mohamed: Shocked, looking around like if anybody is hearing this “Xashiish” ?

Man: Haa dee, Xashiish kii keen

Mohamed “with is broken Somali”:  Waar anagu Xashiish ma iibinee naga tag

Man “looking at the guy and wondering”: Waar xashiishkii keen dee muxuu leeyahay

Mohamed: Waar anaga maahee kuwaan nagu xiga waydii

Now the conversation is getting tough as this guy is insisting Mohamed to give him the “Hashish” and the guy trying to convince his that they do not sell “Hashish” here it is probably one of the neighbors who does that. After a long struggle the man now realizes that there is something wrong here and wanted to be more clear.

Man “now pointing at a garbage in front of another house”: Waar xashiishkaasoo kele miyaanuu kuu oolin ?

Mohamed: Shit ! ! Ma Qashin baad u jeedaa ???

Man : Yes, hadaa maxaanu sheegaynaa.

Now Mohamed finally understands that the world “Hashish” in Somaliland means “Qashin” or “Garbage” in English. He never heard of that word before and when this rough-looking guy asking him “Hashish” early in the morning he thought he is talking about “Weed” and did not want to be arrested for something he doesn’t sell.

The man was simply a garbage collector and he does that every other day.

Talk about misunderstanding between two Somalilanders, one local and one from Diaspora.

 

 

By: Rooble Mohamed

Hargeisa, Somaliland

Waayaha Qurba-Joogga: Geeridii Baaqatay

August 20, 2011

Wuxuu in badan ku maqnaa qurbaha gaar ahaan wadamada reer galbeedka. Waa nin aan da’diisu sidaa u waynayn oo la odhan karo wuxuu inyar uun dhaafay soddon jirkii laakiinse weli wakhti baa uga hadhsan inuu madaxa ka gooyo afartanka oo markaa dhanka kele uga saari lahayd xadkii dhalinyaronimada ee uu ku soo noolaa intii uu qaan gaadhay. Inkasta oo ay sidaa tahay haddana weli guur iskumuu dayin oo marna waxbarasho ayuu ku jiray marna wuxuu la daalaa dhacayay sidii uu u dabooli lahaa nolosha waddamada galbeedka.

Hadda ayaa dalka ugu horraysa oo sidii isagoo yar looga kexeeyay weli cag muu soo dhigin. Dhowr goor oo uu niyadda ku qabtayna hawlo kele ayuunbaa ku soo baxay oo ay noqotay inuu safarkiisan dib u dhigo. Wuxuu ku naalloon jiray inuu maruun dalka yimaado oo weliba uu aad ugu hanweynaa inuu hablaha dalka jooga ka guursado.

Muddadii koobnayd ee uu joogay wuxuu ogaaday inaanuu afsoomaaligiisu ahayn kii uu dadka ku dhex geli lahaa oo marka uu afka kala qaadaba waxa lagula degdegi jiray su’aal ah “Xaged ka timid?”. Wuxuu khaatiyaan iska taagay dadka oo markiiba si sahlan looga soo dhex sooco ha noqoto hadalkiisa, socodkiisa amaba lebbiskiisa e.

Gadiid laakiin marna kamuu niyad jabin inuu dadkiisa dhex galo oo uu ka barto waxyaalo badan oo uu qurbaha ku la’aa. Wuxu ahaa nin furfuran oo dad la socod leh isla markaana aad ugu xidhan asxaabtiisa ay halkan isku barteen oo markaa weliba ay kafta wadaag lahaayeen.

Gadiid waxay is barteen inan ka mid ah hablaha reer Hargeysa oo aanay hore isu aqoon laakiin intii uu joogay uu ka dhex bartay asxaabtiisa oo ay iyadana markaa asxaab sii ahaayeen. Xidhiidhkaasi muu noqon mid aqoon guud ku kooban ee wuxuu isu beddelay mid intaa ka sii durugsan oo waxaabay noqdeen inay sheeko dhex marto oo markaa labadooduba ay galaan xaalad ay isu diyaariyaan guur iyo dhisme guri ay labadoodu nolosha ku wadaagaan.

Inkasta oo ay sidaa tahay hadana weli way isku cusub yihiin oo waxay go’aansadeen inay helaan wakhti intaa ka badan oo ay si fiican isu bartaan. Gadiid isagu aad buu arrinkaa ugu faraxsanaa waxaanuu ku fekerayayba abaabulka arooska, halka ay ku noolaan doonaan iyo carruurta ay isu dhali doonaan haddii Ilaahay u qaddaro. Wuxuu ka soo daalay noloshii dheerayd eedhalinyaranimada ee uu ku soo qaatay dalalka galbeedka oo ilowsiinba gaadhay dhismaha guri reer uu isagu leeyahay. Hadana kama murugaysna oo wakhti qof dhalinyaro ahi qaadan lahaa kii ugu fiicnaa buu soo qaatay haddana wuxu isu diyaarinayaa inuu waayeelka ku biiro oo uu reerkiisa dhaqdo.

Dhanka kele, Xaawa ayaa ah inan dhalinyaro ah oo da’deedu ay imika uun 20 sannadood dhaaftay. Weli waxay ku jirtaa noloshii dhalinyaranimada waxaanay mar walba ku hammidaa sidii ay nasiib ugu heli lahayd inay maruun dhoofto oo ay ku biirto dunida qurba-joogga oo wax badan ay dhegaheedu maqlaan. Xaawa ma jecla inay tahriibto oo nolosheeda ay khatar geliso laakiin sidii kele ee dhoof ugu hagaagi lahaaba waxay diyaar u tahay inay falowgeeda qabato. Barashada ay Gadiid is barteen waxay u ahayd fursad ay marka laga tago guurka is lahayd waxay kuu sahlaysaa inaad dhoofto. Inkasta oo ay Gadiid wada socdaan imika hadana waxay dareensan tahay inaanay si dhab ah u aqoon isaga oo aanay xataa hubin inay dhab ka tahay inuu guur diyaar u yahay iyo in kele.

Maalin maalmaha ka mid ah ayuu Gadiid la soo hadlay Xaawa isagoo u sheegaya inuu rabo inay caawa is arkaan oo soo wada casheeyaan. Laakiin Xaawi waxay u sheegtay in oday Awoow u ahi uu galabta dhintay oo ay geerida tegeyso sidaas darteedna aanay awoodi Karin inay is arkaan laakiin mar kele ay ka dhigan karaan.

Gadiid oo ka naxay warka geerida ayaa degdeg ugu tacsiyeeyay una sheegay inuu ka xun yahay geerida dhacday. Wuxuu weliba rabay inuu isna tago oo soo tacsiyeeyo hadana wuxuu xasuustay inaanuu jawaab u haynin su’aalaha ay reerku waydiin doonaan ee ah “kumaad ahayd?” iyo kuwa la halmaala. Waxa uu xasuustay in dhaqan ahaan aanuu odhan Karin “Heblaayo ayaanu is naqaanaa” oo taasi ay ku keeni karto in gacantaba la saaro. Xaawa lafteedu taas ayay ogayd oo waxa ay u ahayd fursad ay markaa ballantaa dib ugu dhigto iyadoo aan wax dheeraad ah laga sii waydiin.

Sidii baa lagu kala tegey oo uu Gadiidna danihiisa kele iska raacday. Wuxuu la ballamay koox ka mid ah asxaabtiisa oo markaa ay ku ballameen inay wada qaxweeyaan inta fiidka oo halkii yarayd ee ay bunka ka wada cabbi jireen isugu yimaadaan.

Gadiid isaga oo markaa suuqa dhex maraya oo ballanta asxaabtiisa ku soo socda ayaa waxa si kediso ah weliba meel aanuu filanayn kaga hor timid Xaawa oo si aad u wanaagsan u lebbisan. Wuxuu markiiba isha la raacay dirica xariirta ah ee dhalaalku ka muuqdo, dahabla ku taxan gacmaheeda iyo weliba cadarka aadka u udgoon ee ka soo uraya. Wuxuu markiiba iska dhaadhiciyay in geerida aan sidan loogu lebbisan laakiin hadana wax tafaasiil ah wuu u waayay xaaladda noocan ah. Wuxuuse aad ugu kalsoonaa Xaawa oo markaa uu u arkayay inay tahay mustaqbalkiisii uu ku xisaabtamayay.

Xaawa lafteedu way ku soo naxday oo may filayn inay Gadiid iska hor imanayaan. Iyada lafteedu dhowr candhuufood bay dib u liqday intii salaanta gargariirka ah la is waydaarsanayay waxaanay ogaatay in arrini jiq ku tahay.

Gadiid ayaa waydiiyay “Walaal maxaa dhacay miyaanad geeridii tegin?”

Xaawa ayaa inta ay hareeraha jalleecday qoortana dhinac u yara jebisay waxay ugu jawaabtay “Walaal geeridii way baaqatay oo waa berri baa la yidhi”

Gadiid oo marka horeba afsoomaaliga dhib ku qabay ayaa hadana fahmi waayay geerida baaqatay ee berry u dhacday. Waayahay inta uu yidhi buu iska dhaqaaqay oo isagoo ordaya oo dawakhsan asxaabtiisii uu la ballansanaa dhex tegey oo isagoon salaamin uu waydiiyay:

“Maxaa looga jeedaa geeridii baa baaqatay?”

By: Rooble Mohamed
Hargeisa, Somaliland

Back to Blogging

April 10, 2011

You sometimes need a break but was not really one those times. It was not a real break but more than a disappointment caused by the life. My grandpa always told me not to go on a high speed otherwise you will end up loosing the inspiration forever. He also said the more you climb high the more the fall is painful that it sometimes causes death.

He was certainly right and i feel like i did not listen to him but it is a great way to learn some things in life. You just have to sometime learn in the hard way. I never regret anything though. It is a learning process and you will get to know people, places and get more experience by the day.

Now that it has been more than i year that since i last blogged it seems i’m now back with a lot to write about. I might sometimes be busy though but that will not stop me from continuing with my blogging activities.

 

Wish me a good luck

 

Thanks

 

Rooble Mohamed

Sister Faisa-Bandey Yusuf Osman, A Giant Rose of Humanity has departed from Somaliland

February 21, 2011

Sister Faisa Bandey, Lioness of Somaliland
Pillar of Somaliland’s Liberation
Daughter of Somaliland
Rose of Humanity
How deep your love kindles our heart
Fore ever locked in our memories
Mourning for your departure we felt sudden loss but then we felt sudden love
Don’t ask me about the science of the Unknown

Sister Faisa  Bandey, Love and Beauty are your stations
Bravery is another, you have always shown the best in us
You’re a ray of Light, a Lovely Light
Full of beauty that is all we can think of when yor memory enters our hearts

Sister Faisa Bandey, Daugther of the Rose of Humanity
Tears scented with Rose pour from our hearts
We salute you with hearts of bravery
May your Qabri be decorated with the Ligth and Fragrance of the Rose
May the Angels keep you company and shower you with prayers
May Al-Mustafa-as wrap you with his cloak of Mercy
May Mother Fatima-Al-Zahra-as cover you with Her Light
May the daughters of Humanity send you their love and prayers

You carried the Sword of Liberation and fought for Humanrights
A giant role model forever defending humanity
Love is your station beloved sister of ours
Your role model of bravery and Love has no boundaries
Sister Faisa Bandey though your sisters are saddened by your departure,  we  equally feel the presence of your Love
We salute Your Memories with Love, hugs and smiles full of love
Beloved Daughter of Somaliland and Humanity
We send you the Rose of Fatima-AlZahra as a token of Love & beauty
May The Breath of the Merciful Cloack You Forever, Amen

 

Yours Sister

Lulu Farah
Chair of SIRAG

History of a Conflict

April 19, 2010

Follow

Get every new post delivered to your Inbox.